15 Qodob Oo Kuu Fududaynaya Ku Guulaysiga Booskaaga Shaqada
![Somalijobs Inc](/src/blog-images/bfc45237b79158ca7b968bdebb7c4bed/6014907916559744.jpg)
15 Qodob Oo Kuu Fududaynaya Ku Guulaysiga Booskaaga Shaqada
Ma jirto hal sir oo kuu saamaxaysa in aad shaqadaada ku guulaysato. Hadana si kasta oo ay ahaataba waxa jira xeerar guud iyo dabeecado, kuwaas oo kordhin karaya fursadaha aad ugu guulaysan karayso shaqadaada.
Waa kuwan 15 xeer oo kuu fududaynaya ku guulaysiga shaqadaada.
1.Hadaf
Qeex oo sheeg waxa aad doonayso in aad ka qabato shaqadaada, adiga oo muhiimad kala siinaya hadafyada kuu dejisan. Qabanayana mid ba midka ay ka sii muhiimsan tahay.
2.Dadaal
Raac wadada qeexitaanka iyo xallinta mashaakilaadka; halkii aad sugi lahayd in qof kale shaqadaa kuu qabto. Ku dadaal in aad xallisato mashaakilkaaga gaarka ah, taas oo kuu fududaynaysa in aad ku guulaysato booskaaga shaqada.
3.Ula Xidhiidh Dadka si Saamayn le
Horumari habka qoraalkaaga iyo xidhiidhka hadalkaba, adiga oo ku gudbinaya fekradaha iyo shaqooyinka iyo shaqooyinka ay hayso. Tani waxa ay kuu fududaynaysaa in maamulka iyo shaqaalahaaguba si fudud kuu fahmaan.
4.Diyaarsanaw
Ku ilaali shaqadaada iyo
Comments
Post a Comment