Waa Maxay Caqabadaha Cv-Gaaga Haystaa?

Somalijobs Inc

Waa Maxay Caqabadaha CV-gaaga Haystaa? 

Waa Maxay Caqabadaha CV-gaaga Haystaa? 

Shaqo kasta oo aan cv-gayga diro la iim soo jawaabo'e waa maxay sababtu? Tan ayaa ah su'aasha ugu badan ee soo noqnoqata. Hadaba weli ma is weydiisay mushkiladu halka ay kaa haysato? Iyo caqabadan sababta ay dad badani kaagala siman yihiin 

Waxa jira sababo badan oo aanu kuugu soo jawaabayn loo shaqeeyuhu, taas oo mas’uul ka ah jawaab la’aantaada. Sababahaasna waxaa ka mida: 

1. Is Waafaqsanaan La’aan 

Marar badan waxa aanu loo shaqeeyuhu kuu aqbalayn Cv-gaaga iyo shaqada la baahiyay oo aan islahayn. Tusaale ahaan shaqo qof takhasuskiisu caafimaad yahay loo baahan yahay ayaad ku xaraynaysaa mid Engineer-nimo. Tanina waxa ay fogaynaysaa fursad aad ku heli lahayd shaqo. Isku day in aad akhrido waxa uu loo shaqeeyuhu u baahan yahay, taas oo kuu fududaynaysa in aad xarayso shaqo kugu habboon. 

2. Dirista Waraaqo Badan 

Shaqo bixiyuhu waqti uma hayo akhrinta waraaqo badan, tanina waxa ay luminaysaa muhiimaddii uu siin lahaa akhrinta waraaqahaaga; sidoo kalena waxa ay fogaynaysaa fursaddii aad


Comments

Popular posts from this blog

Which Fencing Plants Make The Best Hedges In Kenya

Is Layers farming in Kenya really profitable?

Do you know the best agriculture value chains in Kenya?